Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Matabaan oo beeniyey in AMISOM loo diiday degmadaas

Recommended Posts

Deeq A.   

Matabaan (SMN) – Guddoomiyaha maamulka degmada Matabaan ee dowlad goboleedka HirShabelle, Ducaale Aadan Cabdi ayaa beeniyey in maanta is hor-istaag lagu sameeyey ciidamo ka tirsan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, gaar haan kuwa dowladda Jabuuti oo doonayey inay gudaha ugalaan degmadaasi.

Guddoomiye Ducaale ayaa been abuur ku tilmaamay wararkaasi oo lagu faafiyey baraha bulshada ee Internet-ka.

Sidoo kale wuxuu meesha ka saaray in ciidamo ka socda AMISOM ay gaareen agagaarka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/cod-matabaan-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this