Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo dheeraad ah oo la geeyey Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Dowlada Soomaaliya ayaa saaka markale ciidamo dgeeraad ah geysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

Ciidamadan oo diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho ayaa ka digay garoonka Ugaas Nuur ee magaaladaasi.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheeegaya in diyaaradahaasi ay sideen hub iyo saanad Milatari.

Maalin ka hor ayey aheyd markii labo diyaaradood oo siday ciidmado la geeyey Dhuusamareeb, kuwaas oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee magaaladaasi.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this