Deeq A. Posted August 27, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Dowlada Soomaaliya ayaa saaka markale ciidamo dgeeraad ah geysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo diyaarado looga qaaday magaalada Muqdisho ayaa ka digay garoonka Ugaas Nuur ee magaaladaasi. Sidoo kale wararka qaar ayaa sheeegaya in diyaaradahaasi ay sideen hub iyo saanad Milatari. Maalin ka hor ayey aheyd markii labo diyaaradood oo siday ciidmado la geeyey Dhuusamareeb, kuwaas oo la wareegay xarumaha muhiimka ah ee magaaladaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites