Deeq A. Posted August 26, 2019 Balcad (SMN) – Guddoomiyaha degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe Qaasim Cali Nuur ayaa ka warbixiyey howlgallo ciidamada dowladda ay ka sameeyeen degmadaasi. Qaasim Cali Nuur oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in howlgalladaasi lagu soo qab qabtay illaa 7 ruux oo uu tilmaamay inay haatan ku socdaan baaritaano dheeraad ah. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamadu ay ku guuleysteen soo saarista Miinooyin dhowr ah oo lagu aasay halkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/vvv.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites