Sign in to follow this  
Deeq A.

Senator Cabdi-qaybdiid oo sheegay in madaxda DFS aysan ka qayb qaadan dhammaystirka dastuurka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga labada aqal ee barlamaanka Soomaaliya u qaabilsan la socodka dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid ayaa ka hadlay halka ay wax u marayaan.

Qaybdiid ayaa sheegay in horay barlamaanada maamul goboleedyada ay ugu gudbiyeen 10 cutub oo dastuurka kamid ah haddan ay u gudbiyeen shantii ugu dambaysay haseyeeshee aysan wax jawaab ah ka soo celin.

Dhinaca kalena, guddoomiyaha guddiga ayaa ku eedeeyey madaxda dowladda federalka ah ee Soomaaliya inaysan gacantii looga baahnaa ka geysan dibu eegista dastuurka.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Senator Cabdi-qaybdiid oo sheegay in madaxda DFS aysan ka qayb qaadan dhammaystirka dastuurka. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this