Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha dowladda Puntland oo u safray wadanka Itoobiya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar agaan dalka Itoobiya oo uu ku hormarayo.

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Ashir ee magaalada Garoowe waxaa kusii sagootiyey Madaxweynaha iyo weftigiisa Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Saraakiil Ciidan, Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

SAWIRRO

69292307_716302838783239_282622458828161 69111066_716302982116558_313234242947933 68904509_716302632116593_391769202578004

PUNTLANDPOST

The post Madaxweynaha dowladda Puntland oo u safray wadanka Itoobiya. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this