Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Shir Degdeg Ahi Uga Socdo Madaxtooyada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiyada mucaaradka Somaliland WADDANI, UCID iyo madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka shir uga socdaa xarunta madaxtooyada.

War-deg-deg-ah.png

Ujeedka rasmiga ah ee shirka weli lama oga laakiin wararka qaar ayaa sheegaya in lagaga hadlayo khilaafka guddida doorashada oo aan weli xal laga gaadhin iyo weliba xaaladda ka soo cusboonaatay gobolka Badhan.

Guddoomiyaha xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe, hoggaamiyaha Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo madaxweyne Biixi, ayaa kulanka ka qayb-galay.

Wixii warar ee ka soo kordha kala soco Somalilandtoday.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this