Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo ka hadlay shirka dib u heshiisiinta ee Hobyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Madaxweynaha Puntland ayaa ka hadlay shika dib u heshiisiinta ee qaar ka mid ah beelaha Galmudug uga socda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

Siciid Cabdullaahi (Deni) ayaa booriyey shirkaasi diirada arrimaha nabad gelyada iyo dib u heshiisiinta.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay in la dadajiyo qabsoomida shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ee la filayo inuu ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta G/Galgaduud.

Ugu dambeyn waxa uu dalbaday in sidoo kale Kismaayo lagu qabto shir dib u heshiisiin ah, si la’isugu keeno siyaasiiyiinta haatan isku haya maamulka Jubbaland.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this