Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiyo Siyaasadeed Oo Ka Digey Ciidanka DFS Ku Daabuleyso Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiyada kala ah adajir, Ilays, Horusocod Qaran iyo Xisbiga Nabadda ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga digeen ciidanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku daabuleyso magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Waxa ay sheegeen xisbiyadan in ciidankan la geynayo magaalada Dhuusamareeb ay fursad u noqon karto waxa loogu yeero argagaxisada.

Sidoo kale, waxay sheegeen in dowladda uga digayaan iney bur-buriso Galmudug oo dhisamaheeda waqti badan ku baxay.

Waxay kaloo sheegeen in dowladda dhexe ay mas’uuliyiinta Galmudug ugu hanjabto xarig iyo xurmo ka qaadis, waa sida ay hadalka u dhigeenne.

Halkaan hoose ka akhriso:

Sax1.png

Sax2.png

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this