Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon cusub doortay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo afhayeen cusub oo kala hagi doona.

Guuleed Saalax Barre oo horay wasiir uga soo noqday Puntland ayaa loo doortay guddoomiyaha halka ku-xigeen loo doortay ruug caddaa warbaahineed Cabdinuur Sheekh Maxamed halka afhayeen loo doortay xildhibaan hore Cali Jaamac Faarax.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST

The post Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon cusub doortay. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this