guuleedosman Posted August 4, 2020 Connecting two of Somalia’s most populated regions. Finishing this project successfully will bring a huge economic and security benefits in both Lower Shabeelle and Banaadir communities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
guuleedosman Posted August 7, 2020 Agagaarka masjid Macalin Biyamaaloow, jidka Wadnaha degmada Warta Nabadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
guuleedosman Posted August 10, 2020 A Filipino worker in booming Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 14, 2020 18 hours ago, cadnaan1 said: Meeshaan shaah iyo qaxwo badan waaku cabay sanadkii hore, weyna ka qurxoontahay sida sawirka muujinaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 14, 2020 Wajiga labaad ee dhismaha Wadada Muqdisho iyo Afgooye oo bilowday Waxaa dib u bilowday wajiga labaad ee dhismaha Wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kaasoo muddo bilo ah hakad ku jiray, tan iyo markii bishii December 2019 weerar is qarxin ah lagula eegtay Ex Koontarool Afgooye Injineero u dhashay dalka Turkiga oo dhisayay wadadaas. Laami dhigista Wadada ayaa bilowday, waxaana la arkayay shaqaale u dhashay Soomaali iyo Turkish oo si taxadar leh uga qeyb qaadanaya howsha, waxaana sidoo kale howshaas qeyb ka ahaa Gawaarida loogu tala galay dhismaha waddooyinka ee Laamiga saaraya. Dib u dhiska Wadadan ayaa marxalado kala duwan soo maray, iyadoo caqabada ugu weyn ay aheyd arrimaha Amniga oo tiro dhowr jeer qaraxyo lala eegtay Shaqaalaha dhisayay Wadadaas. Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ayaa dhisaya wadadaas, iyadoo ay maalgelineyso Dowladda Qatar, waxaana haddii la dhameystiro dhismaha Wadadan uu noqonayaa mashruucii u horreeyay lagu guuleysto oo ah dhismaha wadada isku xira Muqdisho iyo Labada Shabeelle. Dowladda Qatar ayaa horay u balan-qaaday inay dhiseyso Waddada isku xira Muqdisho iyo Afgooye- Muqdisho iyo Balcad, waxaana haddii uu soo gabagaboobo wadada Afgooye la filayaa inay bilaabato Wadada Balcad. Jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye ayaa ahaa mid burbursanaa oo dadka isticmaala ay dhib badan ku qabeen, sidoo kale wadadan ayaa muhiim u ah isu socodka ganacsiga khudaarta laga keeno Gobolka Shabeellaha Hoose iyo badeecadaha ka soo dega Dekeda Muqdisho ee u gudba Gobolada Koofureed. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
guuleedosman Posted August 14, 2020 Great news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted August 24, 2020 Another Turkish investment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 25, 2020 Dhismo iyadoo ku socoto ogaa, agagaarka Lambar Afar waaye. Shopping Mall moodaaye ee hoteel miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted August 25, 2020 27 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Dhismo iyadoo ku socoto ogaa, agagaarka Lambar Afar waaye. Shopping Mall moodaaye ee hoteel miyaa? Waa business centre oo carwooyin iyo maqaayado turkish ah laga furayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites