Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 16, 2020 1 hour ago, cadnaan1 said: Waa wareey, guryo si heersare ah loo dhisay. Intee Xamar kaga yaalaan? Darusalaam? I hope kuwa sawirka hoose ka muuqdo si condo u dhisan if it is individually sold that the owners pay maintenance fees in order to maintain the quality and security of their homes. Otherwise dhirkaas iyo quruxdaan kama sii muuqan doonaan if each dayaco. This also reminds me haddaan gurigeena Xamar saan u dhisano. Waa lix boos, which can fit a lot of three-dabaq apartment, laamina saaran, xaafadda Hodan ku yaalo inta u dhaxeyso Isgoysyada Bakaaraha iyo kan Dabka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 16, 2020 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waa wareey, guryo si heersare ah loo dhisay. Intee Xamar kaga yaalaan? Darusalaam? I hope kuwa sawirka hoose ka muuqdo si condo u dhisan if it is individually sold that the owners pay maintenance fees in order to maintain the quality and security of their homes. Otherwise dhirkaas iyo quruxdaan kama sii muuqan doonaan if each dayaco. This also reminds me haddaan gurigeena Xamar saan u dhisano. Waa lix boos, which can fit a lot of three-dabaq apartment, laamina saaran, xaafadda Hodan ku yaalo inta u dhaxeyso Isgoysyada Bakaaraha iyo kan Dabka. Maasha-allah lix boos oo isku xiran laamina saaran oo degmada hodan yaalo You talking million dollars worth of property. Shirkada guryahan dhistay waa tan https://www.facebook.com/aldaarso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoheyedinIssa Posted April 17, 2020 Deserted streets of Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 25, 2020 Shirkada korontada BECO Quote Share this post Link to post Share on other sites
qorane Posted April 28, 2020 Area Warta-Nabadda, Jidka wadnaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 4, 2020 15 hours ago, cadnaan1 said: Carwada Iidko ku taalay Jidka Sodonka, aaga Labadhagax ayaa soo xasuustay. Dharka ciidda ayaa aniga iyo walaalahey loogu soo gadi jiray dhamaadkii sideedameyadii. Cadnaan kuma soo gaarin carwadaas filaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 4, 2020 19 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Carwada Iidko ku taalay Jidka Sodonka, aaga Labadhagax ayaa soo xasuustay. Dharka ciidda ayaa aniga iyo walaalahey loogu soo gadi jiray dhamaadkii sideedameyadii. Cadnaan kuma soo gaarin carwadaas filaa. Sxb this one looks much bigger than carwo idko maasha-allah kharash badan ayaa galay waxaan u rajaynayaa successful inuu joqdo. Dagaalka markuu dhaceyey 10 jir ayaan ahaa waxaana daganeen jowhar xamar waqti danbe ayaa imid 1993 after two 2 years waxaan soo aaday qurbo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 5, 2020 23 hours ago, cadnaan1 said: Sxb this one looks much bigger than carwo idko maasha-allah kharash badan ayaa galay waxaan u rajaynayaa successful inuu joqdo. Dagaalka markuu dhaceyey 10 jir ayaan ahaa waxaana daganeen jowhar xamar waqti danbe ayaa imid 1993 after two 2 years waxaan soo aaday qurbo. Carwada Iidko maba aadan arkin marka suuqaan iyo carwadaas mida weyn yaa kuu sheegay? Laba dabaq ayee ahayd iyo qeyb hoose. Koley Soomaaliya waagaas carwadaas u weyneyd. Sheeko caan ayaa jirtay ninkii diiday in maqaayadiisa/biibatadiisa ka gado kuwii dhisan lahaa carwadaas Iidko. Dhulka inta kale ayee gadeen. Si walba lacag ugu sheegeen waaka diiday inuu ka gado. Carwada in si qaloocan loo dhiso ayee noqotay dukaankiina dhexda geeska ah ku yaalo. Waxaa la dhihi jiray waxee ku aadiyeen tubooyinkii biyaha roobka ka soo qaadaaye dabayada oo dukaankaas ayee ku dhici jireen markuu roob yimaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 5, 2020 Dhismaha carwada waan aqaanaa oo xaafadayda kama foga laakiin waxaan ka wadaa waagi ay Furneet kuma soo gaarin laakiin hada markii loo fiiriyo dhismaha carwo idko is a midget comparing other buildings in the same area. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted May 8, 2020 Xamarweyne iyo xamar jajab area. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 10, 2020 Waxa Xamar ku soo arkay toddobo bil ka hor is that almost every house's interior wall has bright fluorescent nalal sida luuqyada iyo jidadka kale mugdi u noqon. Marmar waxaaba isleedahay dowladda hoose maa ku qasabtay. I guess the fluorescent lights are energy efficient and hardly cost that much to run. Quote Share this post Link to post Share on other sites