Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Garooje“Demada Diinsoor Waxa Ay Helaysaa Mashaariica Badan Oo Dhinaca Ciyaaraha”

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha kooxda Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) ayaa safar shaqo ku tagay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay waxaan si weyn u soo dhaweeyay bahda ciyaaraha iyo maamulka degmada,wuxuuna socdaalkiisa ku qotomay in uu soo komeero garoomada iyo xafiisyada ciyaaraha degmada.00301.MTS_.00_00_52_16.Still001-1024x576

Bahda ciyaaraha iyo maamulka degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa guddoomiye Garooje kaga mahad celiyay booqashadiisa,iyagoo sheegay in ay sugidoonaan sanadaha soo aadan,si loo horomariyo isboortiga.

Screen-Shot-2019-08-25-at-11.22.24-AM-10
Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya iyo maamulka kooxda Elman oo iska kaashanaya ayaa kooxaha,macallimiinta iyo garsoorayaasha degmada ku wareejiyay agabyo isboorti,sida uu Goobjoog u sheegay gudoomiyaha naadiga Elman Sports Club Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje).

Sequence-93.00_01_59_20.Still001-1024x76
Ha’yado badan ayaa ka howl gala degmada Diinsoor ee gobolka Baay gudoomiye Garooje inta oo joogay waxa uu la kulmay mas’uuliyeen ka socotay ha’yada Intersoos wuxuuna ka hadlay dhismaha iyo saarida cowska macallliminka garoonka kubbadda cagta degmada maadaam ay ay ha’adahaan ay mashaariic badan ka fuliyaan deegaanada maamulka Konfur Galbeed,iyagoo balanqaaday in ay wax ka qabandoonaan baahiyaha ciyaaraha.

Screen-Shot-2019-08-25-at-11.58.40-AM-10

Guddoomiye Garooje horay waxa ugu soo dheelay kooxaha Horseed iyo Madbacada Qaranka,isagoo qorsheenayaa in sanadaha soo aadan oo safar shaqo ku bixiyo dhamaan gobolada dalka,si oo aqoontiisa iyo waqtigiisa  ugu faa’ideeyo dhallinyarada iyo bahda ciyaarayah si dalka uu u gaaro horomar .Sequence-93.00_00_59_16.Still003-1024x76

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Safarkii Uu Gudoomiye Garooje Ka Tagay Degmada Diinsoor

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this