Deeq A. Posted August 25, 2019 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa xilka ka qaaday wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xriirka Caalamiga ah ee dowlad gobaleedka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in xilka qaadis lagu sameeyay Wasiirkii Wasaarada Qorsheynta Galmudug Cabdi Kaafi Maxamed Maxamuud, waxaana uu amray in uu Xilka uu sii heyn doono wasiiru dowlaha Wasaarada inta laga magacaabayo Wasiir kale. Hadaba Halkan Ka Akhriso: Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites