Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Hindiya Oo Bookhasho Ku Tagay Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Dubai)-Raysal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi iyo wafti heer sare ah oo la socda ayaa kulan kula qaatay magaalada Dubia madaxda sare Imaaraadka Carabta.

15666697648e163.jpg

Mas’uuliyiintan ayaa waxay ka wadahadleen xoojinta xidhiidhka labada dal iyo iskaashiga Ganacsiga.

Shiikh Maxamed bin Zayid Al Nahyan iyo Modi ayaa gaadhay heshiisyo wax ku ool ah oo dan u ah labada Dhinac.

Kulankaan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo bandowga xukuumada Delhi ay ku soo rogtay gobolka Muslimiinta uu Taagan Yahay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this