Deeq A. Posted August 25, 2019 Tirakoobkii 6aad ayaa galabtii sabatida waxaa uu ka bilowday dalka Kenya, iyada oo la sheegayo iney jiraan caqabado xagga tiknolojiyadda ah. Meelaha qaar ayaa la sheegayaa in Datada aan la qaadi karin halka ay meelo ka dib dhaceen geysmada. Dadka Kenya ku nool ayaa lagu amray iney guryaha tagaan xilli hore si loo bilaabo howgalkan tirakoobka. Nairobi ayaa la arkayey iyada oo qoraalka la bilaabay kadib 5-tii galabnimo, sida uu amray todobaadkii hore wasiirka arrimaha gudaha Fred Matiang Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu dadka reer Kenya ka dalbaday iney taageeraan howlgalka. “Aan fulinno waxa nagala rabo” ayuu intaasi raaciyey. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites