Sign in to follow this  
Deeq A.

Ahlu-Sunna oo xukun ku fulisay rag Kufsi geystay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta xukun fulisay labo nin oo horay Kufsi uga geystay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Ugu horreyn xubnaha garsoorka Ahlu-Sunna ayaa goobta ka akhriyey eedeymaha iyo xukunka lagu riday raggaasi.

Fagaare ku yaalla Dhuusamareeb oo ay ku sugnaayeen dadweyne fara badan ayaana ugu dambeyn raggaasi lagula dhuftay min 100 jeedal ah.

Sidoo kale waxaa goobta uu xukunka ka dhacayey ku sugnaa ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug oo sugayey ammaanka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

22 11

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this