Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo beenisay in Al-Shabaab ay la wareegtay Camaara

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado (SMN) – Guddoomiyaha maamulka Camaara ee gobolka Mudug Yuusuf Salaad Maxamed oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyey Xooggaga in Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta deegaankaasi.

Guddoomiyaha ayaa been abuur ku tilmaamay wararkaasi, wuxuuna sheegay inay faafiyeen dad leh dano gaar ah, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu intaasi u daray in haatan xaaladdu ay degan tahay, islamarkaana howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ay ka sameeyeen halkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/cod-1-faadumo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this