Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Sacad Cali Shire Oo Si Ku Meel Gaadh Ah Loogu Dhiibay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland (Wasiirka 3-da Wasaarradood)

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa difaacay go’aanka uu madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi si ku meel gaadh ah ugu sii dhiibay Maamulka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliland.

IMG_6752-696x464.jpg

Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir oo isaga oo dalka dibadiisa ku sugan U Waramayay Wargeyska Geeska ayaa yidhi “Dalka Waan ka maqanahay, dalkuna Madaxweyne Qaran ayuu leeyahay, haddii Uu Madaxweynuhu Wasaaradda arrimaha Dibedda Si ku meel gaadh ah ugu sii dhiibo Wasiir Sacad Cali Shire Wax dhib ah oo ku jirtaa ma jirto.” Wasiir Faratoon.

Wasiir Sacad Cali Shire hore waxa loogu si ku meel-gaadh ah loogu magacaabay wasaaradda qorshaynta qaranka oo wasiirkeeda ay xaalad caafimaad la soo daristay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this