Jacaylbaro Posted March 24, 2008 Buuggan waxaa Qoray MAXAMED CALI AXMED (Khamriile)oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Hargeysa. Waa qoraa caan ah oo maqaalo iyo bugaagba ku soo saara wargeysyada madaxa banaan ee kasoo baxa magaalada Hargeysa todobaad walba. Waxa uu hadda soo saaray buuggan oo ah taariikh Magaciisuna yahay 1. THE HORN OF LOST TRIBES — GEESKII QABIILOOYINKA LUMAY. Buugan taariikhda ah ee “ THE HORN OF LOST TRIBES”. Wuxuu si kooban uga hadlayaa Somalidu halkay ka timid taariikhdeeda, dhaqankeeda, Taariikhda Geeska Afrika iyo shucuubta ku nool. MAXAMED CALI AXMED (Khamriile Hargeysa, Somaliland ADDRESS:- Hargeisa, Somaliland Phone: +252 22 310218 E-mail: raabisoma@hotmail.com Cell: +252 22 4425854 P.o box: DHL Hargeisa, Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted March 24, 2008 He's known as Khamriile? Somalis and their crazy nicknames.... Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 24, 2008 JB, saa u socotayna ma Khamriile baa noosoo xareysay? Sheekoy kunacay! Buug uu Khamriile qof naaneystiisa tahay qoray, Ilaahaa nalehee yaa gadanaayo? Sheeko... Tolow muxuu sameeyay to get this nickname? Kaaga daranteed buuga muuba kusoo qortay, oo wuuba isla quman yahay? Xashac... Mayee Alkuliiste Umbarayaako Aasasiino!!! Abtirisi uuba u egyahay kan... Mise Khamriile waxkaley utaagantahay? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 24, 2008 Armuu naanaysta Khamriile tahay ta aabihii ama awoowgii ?? ,,, maxaad bal isaga uun ugu dhejinaysaan ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 24, 2008 Kadarooooooooooooooooooooooooo dibi iyo sac iyo lo' dhal...Wax waalan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 24, 2008 Nin baa jira halkan jooga oo lagu naanayso GW ..... if you only you can figure out what that stands for ,,,, Most ppl don't know the meaning and they keep calling him this name specially the women ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 24, 2008 Well cid dhan oo layaaqo oo Xamar daganaa baaba la dhihijiray, so nothing new with the 'GW' nick...If that stands for the same 'GW'...lol...Warbal arka ninkaan, ma wax laga hadlaa la waayay... Again, wax waalan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted March 24, 2008 LMAO@"Mayee Alkuliiste Umbarayaako Aasasiino!!! Abtirisi uuba u egyahay kan... " J-BARO WAX WALBO WAA LAGA FILANAA Quote Share this post Link to post Share on other sites