Sign in to follow this  
Deeq A.

Millatariga Yemen Oo La Wareegay Deegaanno Hodanka Ku Ah Saliida

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Yemen)-Milatariga Yemen ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanada ay ku sugnaayeen maleeshiyada mucaaradka oo ku yaala deegaanada koonfureed kadib dagaal xoogan oo ka dhacay Halkaasi.

1566594193fefea.jpg

Dagaalkan ayaa waxaa uu dhexmaray ciidanka amniga Yemen oo taageero ka helaya milatariga Imaaraadka oo ka mid ah isbaheysiga Sacuudiga.

Meelaha uu dagaalka ugu xoogan ka dhacay ayaa waxaa ka mid ah magaalada Ataq oo caasimada u ah gobolka hodanka ku ah saliida ee Shabwa.

Wasiirka gaadiidka Yemen Saleh al-Gabwani ayaa xaqiijiyay in milatariga Yemen ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this