Sign in to follow this  
Deeq A.

Seeraar “DF ayaan kala kaashan doonaa dagaalka Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Cabdinaasir Seeraar Maax oo shalay loo doortay madaxweynaha saddexaad ee maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka uu kala kaashan doono dagaalka adag ee lagula jiro Al-Shabaab.

Seeraar ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-Shabaab uu guud ahaan ka saari doono gobollada Jubbooyinka ee maamulkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inuu dar dar gelin doono howlaha lagu xaqiijinayo nabad gelyada iyo horumarka Jubbaland.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/Maxamed-cabdiqani.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this