Khadafi Posted August 25, 2019 What happended to iska-wax u qabso. Instead on relying on Khaleeji arabs who barely cant even build a bulding themselves why dont we rely on ourselves to accomplish things?. Everytime to a non-somali actor comes to us we usally smie with our big teeth and taunt other somali clans? During the 50-ties it was the italians and the english. During the 1970-ties we thought the poor folks of Sergey Buubka and his russians were going to wonders to Somalia. 40 years later We see picturs of turks teaching us how to plant tamatoes. It's not bad to have allies that help you. but one primary thing should be ISKA-wax u Qabso. Rely upon yourself. Yaab! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 27, 2019 Iskaa wax u qabso waxay u baahantahay xoog iyo caqli midaysan, shaqo u sahlan ma'ahan soomaalida maanta joogta. Garacad waxay doonayaan inay dekad dhisaan, waxayna beesha caalamka ka codsadeen in bacaadka wadada loo maro garacad oo kusoo rogmaday wax lagala qabto. Macquul ma'ahan dad bacaad iska celin waayay inay dhisaan deked bad hoos loo qodo iyo qayb lasoo'aaso dhisaan. Bacaad celintii shalaanbood ee marka berigii kacaankii barakaysnaa waxaa wax looga qabtay geedka tiinka ama tiitiin. Geedkaan waa geed si sahlan isu qabsada hadii xataa aad xoogaa kala fogayso dhakhsana u baxa. Geedkii wali waa ka buuxaa dalka, balse mushkilada jirta beel walba waxay rabtaa inay deked hesho Canjaleeda iyo biyahana UN' ku keeno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted August 27, 2019 Not even the propaganda face book postings are done and the Farmaajo's are in trouble in the region of Hobyo. Probably fighting over the money allocated to create web page for Hobyo port and fill it with pictures from Djibouti. Quote Share this post Link to post Share on other sites