Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo qaadacday doorashooyinka ka dhacay Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo, kuwaas oo tilmaamaya in shaqsiyaad kala duwan mid walba gaarkiisa u sheegto Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland, waxaana dhinaca kale Wasaaradda Walaac ka muujisay dhacdooyinka kasoo cusboonaaday Kismaayo ee ku saabsan Is Caleema saarka baalmarsan habraacyada Doorashooyinka, Dastuurka iyo Shuruucda Dalka.

Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka

IMG_20190822_200151.png

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this