Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo bilaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shahiid Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisoow).

Cumar Flish waxaa uu horay u ahaa hogaamiye kooxeed,wasiir iyo xildhibaan.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this