Deeq A. Posted August 22, 2019 Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa taageertay doorashadii madaxtinimada ee iyo madaxweynaha dib loogu doortay markale mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxaana ay dowladdu sheegtay inay ahayd doorasho xor ah ayna la shaqayn doonto dowladda cusub. AKHRISO PUNTLANDPOST The post Dowladda Puntland oo soo dhoweysey doorashadii Jubbaland. appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites