Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Wiil uu dhalay madaxweyne Maxamed Siyaad Barre oo goor-dhow geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya inuu geeriyooday wiilka madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Siyaad Barre oo lagu magacaabay Xasan Maxamed Siyaad Barre.

Xasan Maxamed Siyaad oo sidoo kale loo yaqaan Xasan Rubeeti ayaa mar ahaan jiray safiirka Soomaaliya ee dalka Cuman.

Waxa uu goordhow ku geeriyooday magaalada Masqad ee dalka Cumaan oo uu sanadihii u dambeeyey ku noolaa, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Caasimada Online.

Faah-faahin naga filo dhowaan Insha Allah.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this