Sign in to follow this  
Deeq A.

Dablay Hubaysan Oo Laba Haween Ah Oo Oromo Ah Ku Dilay Duleedka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dablay hubaysan ayaa laba haween Oromo ah ku dilay deegaanka Halleeya ee duleedka Hargeysa sidoo kalena ku dhaawacay laba nin oo isla Qoomiyada Oromada ah.

booliska.jpg

Oromadan oo ahaa tahriibayaal gaadhi saaran ayay dablaydu rasaas ku fureen.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay in ay soo qabteen dadka ku eedaysan in ay dilkaasi gaysteen

Boolisku waxa ay sheegeen in raggaasi ay khamri cabsanaayeen marka ay falkaasi samaynayeen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this