Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda sare ee Puntland oo ayidey xukumadii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa ayidey xukunkii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal ay ku rideen saddex nin oo loo haystey dilkii iyo kufsigii Caasha Ilyaas Aadan.

Kadib markii muddo saddex jeer ah la horkeenay maxkamadda sare ee Puntland ayaa waxa ay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dhammaan ku xukuntay dil toogasho ah.

Magacyada

1. Cabdishakuur maxamed Dige shiine

2 Cabdifataax Cabdirahman Warsame

3. Cabdisalaan Cabdirahman Warsame

DAAWO XUKUNKA

PUNTLANDPOST

The post Maxkamadda sare ee Puntland oo ayidey xukumadii maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this