Deeq A. Posted August 22, 2019 Kismaayo (SMN) – Magaaladda Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Jubbaland ayaa waxaa maanta ka dhacay laba doorasho oo iska soo horjeeda. Coddeynta koowaad ayaa waxaa madaxweyne loogu doortay Axmed Madoobe, oo markii saddexaad soo laabtay. Dhinaca kale, doorasho kale oo ay qabsadeen murashaxiinta mucaaradka ayaa waxaa madaxweyne loogu doortay Cabdirashiid Xidig. View the full article Share this post Link to post Share on other sites