Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda sare ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay eedaysanayaashii kiiskii Caasha Ilyaas

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta soo gaba gabaysay kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo ay muddooyinkii ugu dambeeyey ku howlanayd.

Saddexda xukumane oo horay maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka gobolka Nugaal dil toogasho ah ugu soo xukumeen ayaa maxkamadda sare ku raacday go’aankoodii iyadoona ku xukuntay dil toogasho ah.

PUNTLANDPOST

The post Maxkamadda sare ee Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay eedaysanayaashii kiiskii Caasha Ilyaas appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this