Sign in to follow this  
Deeq A.

Iiraan Oo Ku Hanjabtay In Cawaqib Xun Ay Ka Dhalan Doonto Haddii La Hor Istaago Shixnadaha Ay U Dhoofiso Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Iran)-Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa hoos u dhigay hanjabaada Mareykanka ee ka dhanka ah ganacsiga shidaalka ay Iiraan dibada u Dhoofiso.

1566420138c7213.jpg


Mr Ruuxaani ayaa tilmaamay haddii dalkiisa laga carqaladeeyo ganacsiga dibadda ayna amni ku mari doonin maraakiibta ganacsi xeebaha Caalamka.

Waddamada quwadaha leh waa inay ogaadaan haddii Iiraan ay awoodi weydo ganacsiga dibada ayna nabadgali doonin maraakiibta kale ee Ganacsiga.

Mr Ruuxaani ayaa hadalkiisa ku soo koobay in cadaadiska ganacsi ee ka dhanka ah Iiraan ay dhalin doonto amni darro soo wajahda maraakiibta ganacsi ee mareysa marin biyeedyada Dunida.
Hoggaamiya Iiraan ayaa dhanka kale u riyaaqay ciidanka difaaca ee Dalkiisa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this