Sign in to follow this  
Deeq A.

Israa’iil Oo Lagu Eedeeyay Burburinta Ciidanka Amniga Ciraaq

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ciraaq)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ciraaq ayaa sheegay in uu hayo cadeymo muujinaya in Israa’iil ay ka danbeyso weerar ka dhan ah dagaal yahano madani ah oo taageera dowlada Ciraaq.

1566421342861e2-1.jpg

Mudanahaan ayaa sheegay in maamulka Tel Aviv uu isku dayayo in uu wiiqo awooda ciidan ee dalka Ciraaq.

Kariim Al-Calaawi oo ka tirsan xildhibaanada ciraaq ayaa tilmaamay in Israel ay ka danbeyso duqeymo diyaaradeed oo lagu qaaday saldhig ay leedahay kooxda Xashaad Al-Shahaabi.

Dhanka kale wuxuu ka digay qorshayaal weerar oo ay damacsan tahay dowlada Isreal.

Mr Kariim Al-Calaawi ayaa dhanka kale qeexay in weeraradaan ay wax ka og yihiin taliska Mareykanka ee ku sugan dalka Ciraaq.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this