Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo ka hadashay khasaaraha ka soo gaarey dagaalkii Hadaaftimo farriina u dirtay Puntland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dagaal gelinkii dambe ee shalay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland oo gelbinayey saraakiil katirsan maamulkaasi.

Wasiirka warfaafinta Soomaaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in ciidanka Puntland oo wata 6 gawaarida dagaalka ah ay weerareen guddoomiyaha Badhan ugu magacaaban iyo ciidankii uu watey.

Maxamed Muuse Diiriye, oo farriin u diray madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa sheegay inay nabad doonayaan haseyeeshee aysan aqbali doonin in Puntland ka arrimiso gobolka Sanaag.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST

The post Somaliland oo ka hadashay khasaaraha ka soo gaarey dagaalkii Hadaaftimo farriina u dirtay Puntland. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this