Deeq A. Posted August 20, 2019 Kismaayo (SMN) – Maamulka Jubbaland ayaa wuxuu ku dhawaaqay in uu hakad geliyay howlihii garoonka diyaaradaha Kismaayo. War qoraal ah oo kasoo baxay dowlad goboleedkaasi ayaa lagu sheegay in loo hakiyey howlaha garoonka doorashada madaxweynaha. Doorashadda ayaa waxaa loo balansan yahay 22-ka bisha August ee sanadkan 2019-ka, iyadda oo dowladda federaalka ay horey u qaadacday. Qoraalka hoos ka akhriso View the full article Share this post Link to post Share on other sites