Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubaland oo xirtay dhammaan xuduudaha laga soo galo Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xiray Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kantaroolada kala duwan iyadoo Mudada Doorashada Madaxweynaha ay socoto Ciidamada Booliska Jubbaland iyo Booliska AMISOM Kaliyah ay dhaqdhaqaaq ka samayn Karan gudaha Magaalada Kismaayo.

FB_IMG_1566319788621.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Jubaland oo xirtay dhammaan xuduudaha laga soo galo Kismaayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this