Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo ku dhawaaqday in howlgallo cusub laga bilaabayo Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shaaciyey in howlgallo cusub ay dhowaan ka bilaaban doonaan xeebaha ku teedan dowlad goboleedka Gamudug.

Wasiir Ducaale ayaa sheegay in howlgalladaasi Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay ka heystaan maamulkaasi.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ay dowladdu ka hortagi doonto cid kasto oo caqabad ku ah dhismaha Dekedda magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/caliyow-wasiir-islow.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this