Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka nabad sugidda Jubbaland oo howlgallo kawada gobolka Gedo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada nabad sugidda maamulka Jubbaland ee gobolka Gedo ayaa waxa ay howlgallo xoogan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka  sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.

Howlgalladaan qorshaysan ayaa ciidanku ka sameeyeen deegaamo hoosyimaada degmmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere,waxaana la sheegay in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Col. Cali Abshir Deer taliyaha ciidamada nabad sugidda Jubbaland ee gobolka Gedo ayaa sheegay in deegaanadii ay la waregeen Bulshada ku nool ay u soo gudbiyeen dhibaatooyin dhowr ah oo ay kala kulmeen Al-Shabaab.

5-47.jpg?w=1000&ssl=1 2-76.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Ciidanka nabad sugidda Jubbaland oo howlgallo kawada gobolka Gedo. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this