Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhigiisa Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Jabuuti (SMN) – Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kulan ku yeeshay magaaladda caasimadda ah ee Jabuuti.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa  yeeshay wadahadallo miradhal ah oo ku aaddan sare u qaadidda xiriirka xooggan ee labada dal.

Labada dhinac ayaa waxay ku heshiiyeen in la sii dardargeliyo iskaashiga labada dal oo ah mid ku dhisan walaaltinnimo iyo wax wada qabsi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this