Sign in to follow this  
Deeq A.

DFS oo mahadcelin iyo codsi u dirtay Beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Warfaafinta XFS oo ku hadlaya magaca Madaxwaynaha JFS, kan R/Wasaaraha & Xukuumadda, wuxuu ammaan, bogaadin iyo mahad balaaran u jeediyay ciidamada xoogga dalka Guulaha ay ka soo hooyeen hawlgaladii ugu dambeeyey ee ka dhanka ahaa kooxaha argagixisada.

Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dowladda federaalka ah ay dalalka qaar ee caalamka uga mahad-celineyso doorkooda ku aadan howlgaladda waddanka ka socda ee lagu xorreynayo degaanadda kale.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

68659947_2565719186822191_1771571016284241920_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_eui2=AeGqzSqcRiB3qnTvq9pn2ASqdbDrZoP_AoAT5XzwSiOCwnKBU2NnDada1eVyZ3lsky6obl4WQHLgJnFubxjP1HPOO3N0OBAaq3fg3z4YmHQ0iw&_nc_oc=AQkDRG2SOMY-cLGwKxKQph4KJ_8tvR0zmp2rguJ-RvwBi0YuppH6zT8dc-M12f0FDGM&_nc_ht=scontent-lga3-1.xx&oh=1389462c6d8301799af4e77615d6e6e8&oe=5DD6B1B9

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this