Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadallo miradhal ah oo ku aaddan sare u qaadidda xiriirka xooggan ee labada dal.

Madaxweyneyaashu waxay ku heshiiyeen in la sii dardargeliyo iskaashiga labada dal oo ah mid ku dhisan walaaltinnimo iyo wax wada qabsi.

Dowladda Jabuuti ayaa waxaa ay ka mid tahay dalalka taageera Soomaaliya,waxaana gobolka Hiiraan ka jooga Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, kuwaas oo la Magac baxay Hiil Walaal,isla markaana ay qeyb ka yihiin dagaalka dowladda kula jirto Al-Shabaab.

4-52.jpg?w=1000&ssl=1 7-31.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this