Sign in to follow this  
Deeq A.

Kismaayo: Xildhibaanno Ka Tirsan BF oo Taageeray Hannaanka Doorasho ee Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada labada aqal ee  Baarlamaanka federaalka ee ku sugan magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa qoraal ka soo saaray sida xornimada leh ay u dhacday doorashada ay goobjooga ka ahaayeen ee guddoonka baarlamaanka 2aad ee Jubbaland.

Xildhibaannada ayaa intaasi ku daray in dowladda federaalka ah ay ku tumaneyso sharciyada dalka, waxaa kale oo ay ka hadleen in dowladaha dariska aan laga ogolaan doonin faragelinta arrimaha dalka.

Xildhibaanadaan labada Aqal ee BF ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay muhiim tahay in cid waliba ay ixtiraamto dastuurka dalka u yaala.

Halkaan  ka Akhriso, War Saxaafadeedka:

labada-aqal-724x1024.jpg

labada-aqal.-718x1024.jpg

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this