Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo dallacsiiyay sarkaal ka tirsan Booliska

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-61, Ogoosto 19, 2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa G/Sare Caydiid Axmed Nuur Siciid loo dalacsiiyey derajada S/Guuto.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo dallacsiiyay sarkaal ka tirsan Booliska appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this