Suldaanka

President Deni "We will seek peace with Somaliland and settle disputes over the table"

Recommended Posts

galbeedi   

While it is the usual " Nabad baan Rabnaa", i do not trust this Reer Bari on these matters. last month he declared taxing goods at Tukaraq which means making the border official. 

Yet, these moves are a prelude of things to come. He is a Hassan Sheikh ally preparing himself to be the next prime minister and he is willing to throw the people of Sool under the bus just like Faroole . He and the former president want the votes of the Habro in Mogadishu and are expecting some cash from Biixi. 

The Reer Bari do not favour the Sool and Sanaag guys within the power structure of Puntland. Also, his moves to hold municipal elections might sideline the Sool community leaders whose land is incorporated with Somaliland. They will be forced to contest elections in no man's land.

I guess the time has come for the Sool community to abandon both somaliland/Puntland and manage their affairs independently. THey have been lied to for decades. 

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Madaxda puntland mashxaradda dumarka bay aad u jecelyihiin waa dhaqan aad u fog oo soo jireen ah.

Snm waxba kama dhexeeyaan haduu si toos ah ula hadlo iyo hadii kalaba, waxa wax ka dhexeyaan waa reer SSC ayagaa laga rabaa inuu xalka ka doono.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

It does not matter what insults you guys throw at president Deni, he is for sure doing the right thing. 

I think you guys prefer warlords to peacemakers. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
11 hours ago, Suldaanka said:

Very smart man, Deni. 

We will see you in Buura Wadal Mr. Deni. :D 

If you desire further conflict and war then why don't you join the frontlines instead of barking from the comfort of your home in the West? 

Share this post

Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Suldaanka said:

Somaliland should take politley what it can get from Puntland. This Arab malady of bragging about Garowe, when its clear that Puntland is critical to Somaliland is balderdash.

Somaliland and Puntland should not fight over borders. Period. It never made sense in the past and does not make sense now.

Share this post

Link to post
Share on other sites
11 hours ago, gooni said:

Madaxda puntland mashxaradda dumarka bay aad u jecelyihiin waa dhaqan aad u fog oo soo jireen ah.

Snm waxba kama dhexeeyaan haduu si toos ah ula hadlo iyo hadii kalaba, waxa wax ka dhexeyaan waa reer SSC ayagaa laga rabaa inuu xalka ka doono.

Gooni cay iyo aflagaado miyaa ku dambaysay. Reer puntland oo dhan baad cayday iyo weliba dumarka shaftra badan.

Hubsiimo hal baa lasiistaa. Marka arintan u malaymaayo in wax ka jiraan. Waayo Puntland waa hooyaddii midnimadda Somalia oo way hortaagan tahay go'itaanka Somaliland. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
2 hours ago, Peace Action said:

Gooni cay iyo aflagaado miyaa ku dambaysay. Reer puntland oo dhan baad cayday iyo weliba dumarka shaftra badan.

Hubsiimo hal baa lasiistaa. Marka arintan u malaymaayo in wax ka jiraan. Waayo Puntland waa hooyaddii midnimadda Somalia oo way hortaagan tahay go'itaanka Somaliland. 

Lool Si daacada yaad iiga qoslisay Mr. peace 

Mashxaradda dumarkay jecel yihiin cay ma'ahan walaal.

Nabadu waa shay fiican ciddii ka shaqaysana aakhiro iyo aduun ku liibaanto

Balse waxaan ila qurux badbayn inaad gurigaad dhisatay daaradiisa soo hor istaagto oo aad nabad ka dalbato nin gudihiisa ku jira.

Maah-maahyada soomaalida waxaan ugu jeclahay (Dani Waa Seeto)

Seeto waa dabar ama xarig lagu xiro xoolaha socodka dheereeya si aysan u fogaan waxaana xukuma qofka ku xira qiyaastiisa

Dantuna ayadaa ku dabarta sidaas oo kale.

Waxaana ugu nebcahay (Nin gabadhaada u socda xaaskaaga kuma qanco)

Waan garan waayay waxa maahmaahdaas kusoo dhex daray dhaqanka soomaalida.

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Gooni maahmaado waa 'nin xaaskaaga u socdaa, gabadhaada (inanta aad dhashay) kuma qanco'

Guriga aad sheegtay hadii aad ka dhisatid dhul aanad lahayn, waligaana aanad ka talin, nabad kuma seexanaysid. 

Dadkii dhulka lahaa waxay leeyihiin Somaliland waa inay ka runsheegto in xadka tagto. Waanay tagaysa, Deni isagay u taal nabad iyo dagaal, marinkii uu doonaa waa u mubaax. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

The sands are shifting in Arabia and already looks like the sands of Somalia are also moving.

Its amazing that what was expected to be most unstable Djibouti has outlived and out survived so many Arab sand changes, with very little scratch.

Survived also 3 regime changes in Ethiopia.

What is the secret? Can the rest of us learn something from it?

Bravo Deni. War of choice is always work of empires, never of nations or peoples. Peoples and nations avoid wars to the extent they can. Empires create wars if they do not exist.

For Puntland would be war of choice. Unless that war will propel Puntland to something much better, open one big door where does not exist....its not worth waging.

Since Somalis are inpatient and winner takes all, if Puntland is patient for a year, the whole Horn will see big shift in a year. You will have saved your people, money and time and ready to take advantage of the changes.

Imagine if next month Saudis and UAE go to war, using proxies which has started?

Imagine if Turkish settle the bigger issues in Syria and Iraq and are able to devote time and resource in Somalia?

Imagine if America either gets to skirmish with Iran or negotiate and the Saudi come to their senses that they have to find to live with Iran as far neighbors rather than fight and loose everything?

There is nothing life threatening to Puntland from Somaliland. But there is a lot of life threatening things to Somaliland from Puntland.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Siyaasad ahaan, Dani waxaa u fiicnayd inuusan hadlin, waligiisna walaalihiis snm dagaal yaan la galayaa ama waan la heshiinayaa laga maqlin.

Waxaa laga yaabaa hadalkan jileecu ka muuqdo, inay garoowe ku yimaadaan snm.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Siyaasad ahaan, Dani waxaa u fiicnayd inuusan hadlin, waligiisna walaalihiis snm dagaal yaan la galayaa ama waan la heshiinayaa laga maqlin.

Waxaa laga yaabaa hadalkan jileecu ka muuqdo, inay garoowe ku yimaadaan snm.

Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Garowe waxa wakiil ka ah Mogadishu. Miiska wada hadalkana Garowe ma soo fadhiisan doonto. 

Kolka nin og waxa soo socda, inu hadlo waa ku khasbanyay. :D 

 Kolay awood ciidan iyo mid siyaasadeed Garowe kuma ogayn, kolka mar walba waxay u dabranyihiin siyaasadda Hargeisa qaadato. Hada Hargeisa waxay ugu baaqday Garoowe in nabad lagu soo dabaalo, Garoowe waa ogolaatay nabadda. 

Laakin taa macnaheedu maha siyaasadda Hargeisa is bedeli mayso - when the time is right. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.