Wiilo Posted February 6, 2005 NIN GURI UU IJAAR UGU JIRAY GUUR BADNI DARTII LOOGA SAARAY Nin aanan magaciisa helin oo deganaa agagaarka Warshaddii hore ee Caanaha ee magaalada Muqdisho ayaa guri uu ijaar ugu deganaa si qasab ah looga saaray. Sida aan ka soo xiganay Milkiilihii gurigaas Maxamuud Abtidoon Ninka guriga laga saaray oo ahaa Waddaad dhalinyaro ah oo gurigaasi deganaa muddo saddex sano ah sababta looga saaray ay tahay muddadaas oo 11-naagood oo uu gurigaas ku soo guursaday uu saddexdaas sano gudahood furay, furiinkiisaa badan darteedna looga saaray guriga. Runtii waa arin la'yaab leh anigana aad iyo aad iiga qoslisay,,,, Go figure:.............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted February 6, 2005 sa wr wb, wiilo, tho it sounds funny, sadly it is believable too. back somalia pple get married as young as 15. i have seen 19 year old, mother of 2 and 3 times divorced. what is happening to the holly institution of marriage? is it becoming a joke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted February 6, 2005 he is definately not wadaad.. if he is doing that.. he is using the title to gain benefits.. Quote Share this post Link to post Share on other sites