Sign in to follow this  
Deeq A.

“Boqorku Cid Walba Ma Arko…” Wasiir Sacad Oo Ku Margaday Su’aal Laga Waydiiyay Sababta Madaxweyne Biixi Oo Looga Reebay Martida Boqorka Sucuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay in Madaxweyne Muuse Biixi laga reebay masuuliyiinta dunida Islaamka ee ka qayb galay casuumada uu boqorka Sucuudiga Boqor Salman sannadkan u sameeyay madaxda iyo dadka caanka ah ee ka qayb galay gudashadii waajibaadka Xajka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this