Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Denni oo Somaliland uga digey ku xad gudubka Puntland nabadna ugu baaqay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa uga digey maamulka Somaliland xad gudubka iyo daandaansiga uu ku samaynayo deegaamada Puntland gaar ahaan Sool, Sanaag iyo Cayn.

Madaxweyne Denni ayaa sheegay in Puntland ay nabad ugu baaqayso cidkasta oo wax kala dhexeeyaan wuxuuna sheegay in Somaliland ay u soo bandhigayaan in nabad lagu dhammeeyo wixii khilaaf ah ee ka dhexeeya.

“Fariinta ugu horaysa waxaan u dirayaa Soomaaliland, shaatigaaga waa lagugu qabsan karaa, dhulka Puntland ee ay kusoo xadgudubtey , wadahadal iyo nabad inaan ku dhammayno oo ku gar-naqsadaan baan ugu baaqaynaa” Ayuu yiri Madaxweyna Puntland.

DAAWO

DENNI

"Fariinta ugu horaysa waxaan u dirayaa Soomaaliland, shaatigaaga waa lagugu qabsan karaa, dhulka Puntland ee ay kusoo xadgudubtey , wadahadal iyo nabad inaan ku dhammayno oo ku gar-naqsadaan baan ugu baaqaynaa" Ayuu yiri Madaxweyna Puntland.

Posted by Puntland Post on Saturday, August 17, 2019

PUNTLANDPOST

The post Madaxweyne Denni oo Somaliland uga digey ku xad gudubka Puntland nabadna ugu baaqay. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this