Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Jubbaland oo Doortay Guddoomiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Doorasho goordhaw ka dhacday magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayey baarlamaanka maamulkaasi ku doorteen guddoomiye cusub.

Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa loo doortay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo codadkii la tiriyey helay 55.

Cabdiraxmaan doorashada kula tartamay Xuseen shiinow oo isna codadkii la tiriyey ka helay ilaa  18 cod.

Waxaa xusind mudan in Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan uu ahaa guddoomiyihii baarlamaankii 2-aad ee Jubbaland, oo mar kale ayuu soo noqday.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this