Sign in to follow this  
Deeq A.

Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   
vlcsnap-error195.png?w=1000&ssl=1 Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Somaliland

Xafiiska Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Somaliland ayaa Khamiista maanta shaaciyay natiijada imtixaanaadka Fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo Fasallada 4-aad ee Dugsiga sare.

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Somaliland Daa’uud Axmed Faarax oo ay weheliyaan wasiirka Waxbarashada Somaliland agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi iyo Mas’uuliyiin kale ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay natiijada imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland.

Halkaan hoose ka daawo natiijada imtixaanka oo faahfaahsan iyo macluumaad kale oo dheeriya

PUNTLAND POST

The post Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this