Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Oo la Kulmay Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa ahaa sidii ay u ogaan lahayeen Xaaladaha Kajira Deegnaadda Koonfur Galbeed Somaliya.

Xarunta Aqalka Madaxtooyada kumeel Gaarka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo Wafdiga waxaa kulan kula Qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Qaar ka Tirsan Golihiisa Wasiirada.

Waxaana Kulanka inta uu Socday looga hadlay Sidii Hay”adda WFP ay u kordhin lahayd Arimaha Gargaarka ee ay ka wado Deeganadda Koonfur Galbeed Somaliya Waxaana Madaxa Hay”adda WFP uu Sheegey inay kordhin Doonan Kaalmada Bini adan nimo ee ay ka wadan Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u mahadceliyey Madaxda Hay”adda WFP Waxaana uu ku dhiiro Geliyey inay kordhiyaan Sidii Kaalmada Bini adan nimo ee ay kawadan Koonfur Galbeed ay u joog tayn lahayeen.69006967_417014029159045_553815593069838336_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_eui2=AeFyECRx0dM2OiJo9mMZ5fhZeg2zEr6tem9ewAhLVvlsNShcTJW7DMVFdwBpowP2tfFtN2LJRHfZJ23FAlYX7Ljfu54Qc9mGXPe0Afh_DOrcPg&_nc_oc=AQmIgp1XWZNBwq9WaY8UgCJZybPQJl4u0ImVfpfcIW0JJOmasEBPrSVN2givT68Xevg&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=f55657d3b2acfb3f37077f0cf173e64a&oe=5DE4AB0C

69166000_487305355393648_3244935314971557888_n.jpg?_nc_cat=111&_nc_eui2=AeGvB8DseAJa_t19p9DKB9d3LyYF3Ywi-L1EJvQNr6kxEgx60vg1EA32E_4s-o61QBO3hKtQk2ukJdv1akTprDglkJS_le1X9EMAbx1ZLc0lUA&_nc_oc=AQnnlhYfEBJTlseF35NPyNyiTRnyLIKMd9Klfu_ORhVtKZIyGENGL_IGPeduP3F_tBk&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=d1a5768cd4b1ef1ecb18cc258ce5bca6&oe=5DDBF769

68290180_1430990963705520_527745077158608896_n.jpg?_nc_cat=107&_nc_eui2=AeHkIQfBFOTDI3ndP65RTXV4aIKLk-RLcbw_HMsDUTfSVtRxHKYnjND1ASNFV2iWQlmly4Je2_tU8W8BbyZbA9ytrIChxsDlmXETU-SBAHtnUA&_nc_oc=AQkW_5UnKY3LOeLCDkbhGFFU2AwqFJsP8S7YsBHaaCacY9mAIjfovJEIagSxfl7ucpA&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=c8f446f1a8a9449c08bfa67d1c2f72f4&oe=5DD2A3A6

68612324_655344348288624_853224081170890752_n.jpg?_nc_cat=106&_nc_eui2=AeF3ghKtOyCpDwEFqNrPJjjg_J4tpaPi0fsSi1oBQyxDTpRAenj1yFHSzHRtqAwou8OYDAZ7m5c0ie74wIsqn6FnYlwDVqnsixbo7HYaffZ4sA&_nc_oc=AQl2_-C-M20PkTHBhR33CXnXjUSwawMQ5NwcvPJHWntqlZyc-B21dt5R-mXiIZVAaYs&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=878adde1ac3f67f5b251c7806cc9215d&oe=5DD65395

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this